Daawo:- Gaashaanbuurta Nato Iyo Ruushka Oo Isu Ciidan Urursanaya

0
158

Hargeysa (Saxilnews):- Halkani waa Biyaha badda badda Medatrenianka oo beryahandambe xiisada ka jirtaa ahayd mid bedeli karta taariikhda dunida, waana wakhti uu xilli qaboobuhu weli yahay mid bilow ka ah halkani, qaboobahaa oo noqon kara mid deganaansho ku keena xaalada hada gobolkaa ka aloosan. Inkastoo markabka dagaalka ee diyaaradaha xambaara ee ruushku leeyahay ee halkaa gaadhay uu dabka sii gamaaraya saliida ku sii shubi karo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=iPhohJgJz0s

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here