Hargeysa (SaxilNews):- Marwo Nasra Cabdiraxmaan ayaa waxaa ay si cad u sheegtay in xukuumadaKulmiye ay wado qorshaha ah in Somaliland iyo Somaliya la isku daro isla markaana waxaa ay ugu baaqdey masuulyiinta xukuumada in ay arintaasi ka badheedhan
Sidoo kale Marwo Nasra Cabdraxmaan ayaa waxaa ay si adag u dhaliishay in xildhibaanada baarlamaanku xukuumada u ogolaadan in heshiis Military la soo gasho dawlada Imaraadka oo lagu wareejiyo madaarka Berbera oo ay saldhig ciidan ka sameystaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan