Saxilnews.com
Daawo: Fadeexad Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Baabuurta Suuqa Taal Taarikada Ka Fur Furaya Dhaqaalana Kaga Urursanaya
August 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews) Fadeexad, Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Cabdicasiis Maxamed Xaashi Cagowayne Oo Badhtamaha Suuqa Hargeisa Ka Bilaabay Furashada Taarilada Baabuurta Oo Gacanta Ku Haya Shaqadii Ciidamada Taraafilada Lacagna Kaga Urursanaya dadka baabuurtaas leh

COMMENTS
Latest News