Saxilnews.com
Daawo Fadeexad Iyo Musuq-maasuq Xun Oo Dul Hoganaya Dugsiga Agoonta Hargeysa Ee Kuwaydiga+Arday Agoon Ah Oo Loo Diiday Inay Galaan Dugsiga,Qaarna Laga Eryay Iyo Boosaskoodii Oo lagu Badalay Caruur Ay Dhaleen Siyaasiyiin Iyo Malqabeeno
November 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa(Saxilnews)Dugsiga loogu tala galay caruurta agoonta ah eek u yaala magaalada hargeysa ayaa waxa masuuliyiinta dugsigaasi dul hogonaysa fadeexad iyo musuq-maasuq baahsan,iyaga oo dugsigana loo diiday inay galaan caruur agoon ah oo waalidiintoodu dalbadeen qaar kalena laga eryey,sidoo kalena boosaskoodii ayaa waxa lagu badalay caruur ay dhaleen maalqabeeno iyo siyaasiyiin reer Somaliland ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News