Saxilnews.com
Daawo:- Dr Gacoweyne Ee Beeshiisa Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga Waddani
October 5, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Dr Gacoweyne iyo beeshiisa Dan Wadaago ayaa waxaa ay maanta si rasmiugu biireen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Dr. Gacoweyne ayaa balan qaadey in uu geed dheer iyo geed gaaban u fuuli doono sidii uu Musharax Ciro u noqon lahaa madaxweynaha Somaliland ee Cabdiraxmaan Ciro Bedeli doona

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News