Saxilnews.com
Daawo” Dorasho Xor Iyo Xalaal Ahi Inay Dhaceyso Aniga Ayaa Huba. ” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland
October 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan oo habeenkii xalay aheyd ka hadlaayey madal uu madaxweyne Siilanyo isku yeeshay Saddex Musharax ee xisbiyada Waddani , Kulmiye iyo UCID ayaa sheegay in uu hubo isla markaana uu kalsooni ku qabo in dalka ay dhaceyso doorasho xor iyo xalaal ah

Gudoomiyaha Guurtida ayaa sheegay in musharaxii laga guuleystaa ay waajib ku tahay in uu aqbalo natiijada , isaga oo Tusaale u soo qaatey in uu isaguba uu ku qanacay dhawr jeer oo hore oo laga badiyey tartan uu galay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News