Saxilnews.com
Daawo:-Donald Trump: Wax Badan Ka Ogow Aragtidiisa Siyaasadda Dibada Ee Guusha U Sahashay.
November 11, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Barnaamijkeenan waxaynu ku dulmaraynaa dhowr qodob oo ka mid ahaa qorshayaashii siyaasadda Dibada ee Donald Trump u fududeeyey guushii kedisada ahayd ee uu ka gaadhay tartankii Madaxweynaninamida maraykanka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

COMMENTS
Latest News