Saxilnews.com
Daawo Dhalinyarada Jaamacadaha Magaalada Hargeysa Oo Su’aalo Kakan Barnaamijka Qanci Dadkaaga Ku Waydiiyay Maayarka Caasimada Hargeysa
August 27, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Dhalinyarada jaamacadaha magaalada hargeysa ayaa su’aalo kakan waydiiyay maayarka caasimada hargeysa wakhti uu marti ku ahaa barnaamijka qanci dadkaaga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News