Saxilnews.com
Daawo:-Dhalinyarada Hal-abuurka Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Hargysa Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Agaasimaha Telefeeshinka Star Maxamed Baashe Xaaji Xasan
February 23, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Dhalinyarada hal-abuurka ah ee ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa kulan ay iskugu yimaadeen waxay si adag uga hadleen xadhiga ay xukuumadda Somaliland kula kacday agaasimihii Telefeeshinka Star qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=Mj8UE3Ej6tM

COMMENTS
Latest News