Saxilnews.com
Daawo:-Dhalinyarada , Aqoonyahanka Iyo Ciyaartoygii Gobalka Hawd Oo Taageero U Muujiyey Xisbiga Waddani , Eedo Kululna Ku Hurgufay Kulmiye
October 7, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Dhalinyarada , aqoonyahanka iyo ciyaartoyga Xaafada Axmed Dhagax iyo gobalkaHawd ayaa waxaa ay sheegeen in ay taageero hiil iyo hooba ah ay la bar bar taagan yahiin xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Dhalinyaradan ayaa waxaa ay sheegen in danta Somaliland iyo mustaqbalkooduba uu ku jiro xisbiga Waddani iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro oo madaxweyne noqda isla markaana waxaa ay dhaliilo ku hurgufeen xisbiga Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News