Saxilnews.com
Daawo:- Dhaarintii Madaxweyne Farmaajo , Tanaasulki Xassan Sheekh Iyo Khudbadii Ugu Horeysay Ee Farmaajo Jeediyey
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Dalka Somaliya ayaa waxaa uu caawa yeeshay madaxweyne Cusub oo noqdeyMaxamed Cabdilaahi Farmaajo , waxaana u uka guuleysay Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa madaxweynihii hore ee dalkaasi

Muddane Farmaajo ayaa isla caawa ba waxaa lagu dhaariyey goobtoo ay ka socotey doorashada madaxweynuhu , waxaana uu halkaasi ka jeediyey qudbadiisii ugu horeysay .

 

Sidoo kale waxaa iyaguna qubado jeediyey labadii madaxweyne ee hore u soo qabtey madaxweyne nimada dalkaasi oo kala ah Xassan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News