Saxilnews.com
Daawo:– Degmo Ka Tirsan Somaliland Oo Mudaharaad Nafo Bini’aadam Lagu Baadi Goobayaa Uu Ka Dhacay
February 7, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):– Midka ka mida degmooyinka waa weyn ee Somaliland ayaa waxaa ka dhacay mudaharaad lagu baadi goobayo nafo bini,aadam.

Mudaharaadkan ayaa ka dhacay degmada Alley-baday oo hoos timaada gobolka Gabiley, waxaanay ujeedada mudaharaadkani ay la xidhiidhay askari dhawan laga afduubay degmadaasi oo aan, ilaa hada la heyn meel uu jaan iyo cidhib dhigay, xukuumada talada dalka heysaana aanay ka hadal.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News