Saxilnews.com
DAAWO DEG DEG :- SOMALILAND OO DALKEEDA KA MABNUUCDEY NOOC KA MID AH PASSPORKA SOMALIYA
August 3, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (SaxilNews):- Agaasimaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Amp .Cabdifataax  Siciid Maxamed  iyo taliyaha ciidamada laanta socdaalka  Somaliland sareeye Guuto Maxamed Cismaan Caalin ( Dayib) oo maanta si wada jir ah saxaafada ula hadley ayey waxaa ay sheegen in dalka Soamliland laga mabnuucey in  lagu soo galo isla markaana lagaga dhaafo passporada dalka Somaliya gaar ahaan kuwa foojariga ah ee sida qarsoodiga ah loogu sameeyo Somaliland .

COMMENTS
Latest News