Saxilnews.com
DAAWO: “Dalka Ha Laga Badbaadiyo Kacdoonnada Siyaasiga Ah Ee Inta Danta Lihi Waddo” Sheekh Aadan-Siiro
August 13, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin kacdoono Siyaasi ah oo uu sheegay inay Dalka ka wadaan Koox uu tilmaamay inay Dan gaar ah leeyihiin.

Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay inuu Dalku waajahayo Duufaanno Isbeddel, kuwaasi oo uu kala mid ah yahay Isbeddellada kala duwan ee Geeska Afrika iyo Guud ahaan Caalamku gelayo.

COMMENTS
Latest News