Saxilnews.com
Daawo:-Dagaal Ba,an Oo Ka Socda Magaalada Mosul Ee Waqooyiga Dalka Ciraaq Iyo Daacish Oo Laga Qabsadey Madaarka
February 24, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Mosul (Saxilnews):- Ciidamada dalka Ciraaq ayaa galay xaafad ka mid ah dhankaGalbeedka magaalada Mosul.

Waa markii ugu horeysay ee ciidamada ay halkaasi gaadhaan tan iyo markii uu bilowday dagaalka ka dhanka ah ururka la baxay Khilaafada Islaamka.

 

Daacish ayaa magaalada weyne ee Mosul qabsatay shan sano ka hor.

Dullaanka lagu wajahayo Galbeedka wuxuu imaanayaa maalin ka dib markii ciidamada ay qabsadeen garoonka diyaaradaha ee mosul.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News