Saxilnews.com
Daawo:-Dad Dan Yar Ah Oo Kasoo Hayaamay Deegaanada Ay Abaarta Baahsani Ka Jirto Oo Iskugu Soo Baxay Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer+Xafiisyadii Maamulka Gobolka Oo Haawanaya  
February 1, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Qaar kamid ah dadka dan yarta ah ee ay abaarta baahsani ku saamaysay deegaanada bariga Somaliland isla markaana ay ka laadeen xoolihii ay dhaqan jireen ayaa maanta iskugu soo baxay xarunta maamulka gobolka Togdheer,waxaana ay la kulmeen xafiisyadii masuuliyiinta gobolka Togdheer oo gabi ahaanba haawanay.

Dadkan ay abaartu saamaysay ayaa iyagu ka hadlay xaaladooda nololeed,waxaana ay ka dhawaajiyeen in aanay cidna wax gurmad ah soo gaadhsiin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=65tAqP4jEfI

COMMENTS
Latest News