Saxilnews.com
Daawo:-Cuqaal,Dhalinyaro Iyo Aqoonyahan Si Adag U Canbaareeyey Xadhiga Lagula Kacay Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan Fariina U Direy Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo
February 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Sxilnews)Qaar kamid ah cuqaasha,dhalinyarada iyo aqoonyahanka magaalada Hargeysa ayaa si adag u canbaareeyey xadhiga ay xukuumadda Somaliland kula kacday qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ahaa agaasimihii telefeeshinka Star-tv.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=tURGHPWcND4

COMMENTS
Latest News