Saxilnews.com
Daawo:- “Coldoon Anigu Wariye Uma Aqaano Ee Hay’ad Samal Ayaan U Aqaana” Wasiir Maxamed Muuse Diiriye
February 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(GTV) Wasiirul-dawlaha arrimaha gudaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay inaanu wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon aanu wariye u aqoonsaneyn laakiin u u aqoonsan yahay hayad sama-fal.

Sidoo kale wasiirku waxaa uu ka hadlay shaqaaqo dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel-afweyn.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News