Saxilnews.com
Daawo:-Cali Khaliif Oo Ka Hadley Madaxweynaha Cusub Ee Somaliya , Hanjabadii Ugu Cusleedna U Diray Maamulka Puntland
February 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- :- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa uu kahadley madaxweynaha cusub ee dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo , waxaana uu sheegay in uu Somaliya   oo kaliyaata uu madaxweyne u yahay Madaxweynahaas cusubi

 

Sidoo kale Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa uu hanjabadii ugu cusleed hawda u mariyey maamulka Puntland oo uu ku tilmamay maamulkaas in ay yahiin cadowga kuwaad ee Maamulkiisa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News