Saxilnews.com
Daawo:-Cali Guray Oo Dagaal Ku Hanjabey Kana Damqadey Dhaliilo Musharax Ciro Dhawaan U Jeediyey Muuse Biixi
October 29, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Berbera (Saxilnews):- Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaaisaga oo ku sugan magaalada Berbera waxaa uu ka jeediyey hadalo u muuqdaa qaar hanjaad ah , waxaana uu ku hanjabey in uu bilaabo doono dagaalkii Berbera ka dhacay mid la mid ah hadii la joojin waayo eedeymaha muuse loo jeedinaayo

Sidoo kale Muj Cali Guray ayaa waxaa uu aad uga damqadey eedeymo dhawaan Musharax Cabdiraxmaan Ciro u jeediyey Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News