Hargeysa (Saxilnews):- Boqor Axmed Iiman Warsame boqorka guud ee beesha gabooye oo maantawarbaahinta la hadley waxaa uu safarkii madaxweyne Siilanyo ku tagey gobalada ku micneeyey mid ahaa dhoolatus iyo Dalxiis .
Sidoo kale boqorka ayaa waxaa uu dhaliilay isku shaadheyntii uu xalay sameeyey madaxweyne Siilanyo taas oo ku tilmaamay in ay tahay mid aanu waxba kaga soo darin kuna magaaabin beesha isla markaana u xaqdooda duudsiiyey







