Saxilnews.com
DAAWO, BOQOR CUSUB OO BEESHA REER MAXAMUUD JIBRIIL(AADAN CIISE) YEELATAY IYO KAFTAN KU DHEX MARAY MADASHII BOQOR BUUR MADOW IYO SUL, XIIREY….
August 18, 2015 - Written by admin

Hargeysa( Saxilnews.com):-Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey iyo Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo isugu yimi Munaasibad lagu caleemo saarayay Suldaanka beesha Maxamuud Jibriil ee (Ciise Muuse) oo ka dhacday deegaanka Qururuxley oo Waqooyi-bari ka xiga Magaalada Hargeysa.

Xafladaasi ayaa salaadiinta dhaqanku ku kaftameen, isla markaana isku xifaaleeyeen,isaga oo mid waliba badka soo dhigay waxa laabtiisa miranayaa. Haasaawihii u weynaa waxa uu xafladii caano-shubka suldaanka Cusub ku dhexmaray Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey iyo Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow.

Hadaba saxilnews HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

 

 

 

 

 

 

Maxamed xasan aadan

Saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News