Saxilnews.com
Daawo” Axmed Siilanyo Hadii Qoyskiisu U Arxami Waayey Ma Tol Buu Waayey …” Marwo Faadumo Siciid
February 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Marwo Faadumo Siciid La taliyaha Musharax Cabdiraxmaan Ciro ee arimaha dibada ayaa waxaa ay si kulul uga hadashey heshiiska saldhiga ciidan ee laga siin doono magalada Berbera dawlada Imaaradka oo maanta ansixiyey golaha baarlamaanku .

Image may contain: one or more people and closeup

Waxaa ay sheegtay Marwo Faadumo Siciid cida heshiiskaasi uu dhaawaca ugu weyn u geysan doona in ay yahiin haweenka reer Somaliland oo ay sheegtay in ay dhexda farta ka qaniini doonan marka hablahooda lala galo saldhigaas cidna ka soo saari kari weydo

 

Sidoo kale Faadumo Siciid ayaaa waxa eedeymo culus u soo jeedisay qoyska madaxweyne Siilanyo oo ay ku tilmaantey qaar aan u naxeen madaxweynaha oo magaciisa baabiinaya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News