Saxilnews.com
Daawo:- “Axmed Siilaanyo Iyo Xukumaddiisu Waa In Ay Cadeeyaan In Ay Raali-Ka Yihiin In Ay Inagu Celiyaan Xamar” Dhaqaale-Yahan Daakir
November 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Iyo Wasiirka Warshadahuba Waxay La Kulmaan Markay Dhoofeen Dad Diidan Qaddiyada Somaliland. Sidaasi Waxaa Yidhi Dhaqaale- Yahan Cabdi Cali Daakir, Oo Ka Faalooda Arimaha Bulshadda

COMMENTS
Latest News