Saxilnews.com
Daawo:-Ardayeda Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Oo Fariin U Diraya Madaxwayenaha Somaliland
October 15, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

argeysa (Hangoolnews)- Ardeyda wax ka barata Dugsiga  Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ayaa fariin u diray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo, waxaaney ka codsadeen inuu ka caawiyo dhanka gaadiidka iskuulka, madaama oo uu iskuulku ka durugsan-yahay magaalada Hargeysa oo ma saafo loo socanayo.

COMMENTS
Latest News