Saxilnews.com
Daawo:-“Ansixinta Gobalada Cusub Ee Somaliland Waxaa Hor Taagan Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye ” Xildhibaan Xassan Cawaale 
November 19, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Xassan Cawaale Ceynaan oo ka mid ah mudanayaasha golahawakiilada Somaliland isla markaana ku abtirsada xisbiga Kulmiye waxaa uu sheegay in xisbiga uu ka tirsan yahay ee Kulmiye xildhibaanada golaga ugu hiraa ay hor taagan yahiin in la ansixiyo gobalada Cusub .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News