Saxilnews.com
Daawo:-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadlay Ujeedada Safarkii Madaxwayne Siilaanyo Ee La Baxay Taban-Taabo Iyo Taakulo Qaran Ee Gobolada Bariga Dalka.
November 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)Afhayeenka Madaxwaynaha Somaliland Xuseen Aadan Cige Dayr ayaa waxa uu ka hadlay safarkii Madaxwaynaha Somaliland uu ku tagay Gobolada abaaraysan ee Bariga dalka halkaasi oo madaxwayne Siilaanyo uu safarkiisa ku so kala gaallaa bixiyey Gobolada Sool Sanaad Togdheer iyo Saaxil,

Waxaanu Madaxwayne Siilaanyo Saaka ku soo laabtay Caasimada Somaliland ee Magaalada Hargeysa.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News