Daaw0:- Wasiir Cali Shoonbe Oo Ka Hadley Mansabka Gudoomiyaha Waddani Ee La Siiyey Beesha Gobalka Hawd Oo Uu Ka Soo Jeed

0
101

Hargeysa (Saxilnews) :- Wasiirka wasaarada qorsheynta Somaliland Cali Xussen Ismaciil (Cali Shoonbe ) ayaa waxaa uu maarkii ugu horeysay ka hadley mansabka gudoomiyaha xisbiga Waddani oo la siiyey beesha gobalka Hawd oo uu isagu dhalasho ahaan ka soo jeedoMuddane Shoonbe ayaa mansabkaasi la siiyey beesha uu ka soo jeedo dhaliilay isla markaana waxaa uu sheegay in beesha uu ka soo jeedo ay xisbiga Kulmiye ka haystaan xoghayaha guud ee xisbiga balse mansabka kale ee uu siiyey xisbiga Waddani uu yahay mid ku meel gaadh ah

Sidoo kale Wasiir Cali Shoonbe waxaa  uu sheegay in beesha uu ka soo jeedo ay xisbiga Kulmiye ka haysato waxii ay xaqa u laheyd waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=B8lOCTiEvjw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here