Saxilnews.com
Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Magaalada Laascaanood Oo Maanta Lagu Tolay Darajooyinkii Uu Madaxwayne Siilaanyo Dhawaan Bixiyey
February 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Abaanduulaha labaad ee ciidanka qaranka Somaliland ayaa maanta darajooyinkii dhawaan madaxwayne Siilaanyo siiyey ciidanka qorey ku tolay saraakiisha iyo saraakiil ku xigeenada ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=1aQ8WQ2bl88

COMMENTS
Latest News