Saxilnews.com
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Heegan La Galiyay Xaaladda Shakiga Dhalisay + Goboladda Cabsida Laga Qabo
February 20, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):- Ciidanka booliska Somaliland ayaa guud ahaantood heegan la galiyay waxaana laga shaki qabaa in maanta oo ay maalinta dhalinyaradda Somaliland ay sameeyaan kacdoon ay kaga soo horjeedaan siyaasadda xukumadda siilaanyo,

Gobolo dhowr ah ayaa laga shaki qabaa in saaka  banaanbax laga sameeyo lagu diidan yahay in ay joojiso xukumaddu talaabooyinka is daba-jooga ah ee ay daaday,

Waxaana ka mida Hargaysa, Barbara, Boorama, iyo Burco.

Inkasta oo daladda soyo iyo wasiiro ka tirsan xukumaddu ay ka wadda shaqaynayaa in laga hortago cid kasta oo mudaharaad abuuraysa.

Saaka oo ah 20/feb/2017 ayaa la filayaa in la xuso maalinta dhalinyaradd Somaliland oo uu madaxwayne siilaanyo todobaadkan intaanu dhoofin digreeto  ku meel mariyay

Waxii warar ah ee soo kordha kala soco Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News