Ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen Eedeysane Siciid Ismaciil Xassan

0
28
Ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen Eedeysane Siciid Ismaciil Xassan oo ku eedeysan inuu dilay gabadh yar oo lagu magacaabi jiray Nashaad Sakariye Xassan oo 2 jir ah.
Dilkan ayaa ka dhacay Xaafada Sheekh Nuur ee Magaalada Hargeysa , waxaana eedeysanuhu dilka inantan yar u istacmaalay Midi uu ku gawracay.
Ciidanka Booliska JSL waxay mar walba u mahad-naqayaan Shacabka somaliland ee xogaha la soo wadaaga.
No photo description available.

Most relevant

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here