Saxilnews.com
CIIDAMADDA AMAANKA OO XABSIGA U TAXAABAY AGAASIMAHA UNIVERSAL TV EE SOMALILAND
February 17, 2018 - Written by editor

Hargaysa(HWN)Ciidamadda Amaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay agaasimaha somaliland u qaabilsan Universal Tv Maxamed Cabdi Digaale,waxaana uu hadda ku xidhan yahay Xarunta Guud ee C.I.D Hargaysa.

Wariye Cabdirashiid Cabdi Wahaab Oo ka mid ah hawl-wadeenadda Universal Tv Ayaa sheegay inuu xarunta C.I.D uu ka soo garaacay Maxamed Cabdi Digaale,Balse umuu faah-faahin sababta uu u xidhan yahay.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco saxilnews.com

COMMENTS
Latest News