Ciidamada Amaanka Somaliland Ayaa Sheegay Inay Gacanta Kusoo Dhigidoonan Dadkii Maqasha Adhiga Ka Qaaday (Adhi Xade Awood Meh) ”

0
28

Ciidmada Amaanka Somaliland Ayaa Saaka Ka Anbabaxay Magaalo Xeebeda Berbera Iyagoo Baadi Goob Ugu Jira Dadkii Boobay Adhigii Ceel Gardi Ka Cabayey .

Dhalinyaro Laga Soo Hubeeyey Magalada Burco Ayaa Malintii Shalay Ahayd Adhi Ka Qaaday Hablo U Arooriyey Deeganka Ceel Gardi

Kadib Markii Galinkii Hore Shalay Si Xargo Leh Loo Joojiyey Dhismaha Tuugada Ah Ee Caro Tuulka Ceel Gardi Markii Ay Halkaasi Gaadheen Dadka Xoolo Dhaqatada Ah Oo Hubaysani Isla Markana Ay Kala Firdhiyeen Dadkii Isku Soo Urursaday Deeganka Ceel Gardi Talaabadani Ayaa Keentay Inay Isu Baaqtamaan Dhamaan Beelaha Bariga Burco Ururiyaan Dhaliyo La Doonayo Inay Ku Dagaalanto Ceel Gardi Balse Waxay Noqotay Awoodoodi Inay Kaxaystaan Xaymo Adhiya Oo Ka Cabaayey Deegankaasi

Balse Arintaasina Keentay Inay Ka Cadhoodaan Dadkii Lahaa Xoolahaasi Isla Halkaasina Ay Iska Hubeeyeen Si Ay Xoolahoodii Usoo Ceshadaan Haweenka Laga Tafay  Dagaal Xoogan Ayaa Dhex Maray Dadkii Xoolaha Xaday Iyo Ciidamadii Kasocday Xoolo Dhaqata Ilaa Sadex Nin Ayaa Waxyeelo Loo Gaystay Oo Kasoo Jeeda Bariga Burco

Nasiib Daro Inyar Kadib Waxaa Ka Horkeenay Xoolahaasi Dadkii Boobay  Odayaal Kasocday Ragii Hubaysanaa Ayaa Xoolahoodii Iska Soo Kaxaystay Iyagoo Wacad Ku Maray Inay Soo Dhici Doonaan Xoolaha Beelaha Bariga Burco

Oday Muuse Naaleeye Oo Khadka Telfoonka Aanu Kula Xidhiidhnay Ayaa Nool Sheegay Inay Xoolahaasi Iska Soo Celiyeen Kadib Markii Aanu Is Abaabulnay Oo Aanu Rabnay Inaanu La Dagaalano Ilaa Hadana Waxaanu Diyaar Unahay Inaanu Gacanta Ula Tagno Dadkii Xoolaha Dumarka Ka Qaaday Wuxuuna Hadalka Ku Gababeeyey Miyaanay Ogayn Inay Dumarka Iyo Xoolahna Ragg Ka Danbeeyaan  (Waana Lagu Yaqaana Habar Jeclo Tuugada Xoolaha ) Ma Xayeesh Adhaan Xaday Burcoy Ka Xantamaayeen ”

Dadkani Xoolaha Boobay Ayaa Ahaa Dhawr Nin Oo Lagu Dhirbaaxay Markii Ay Ragii Hubaysnaa Galeen Deeganka Ceel Gardi Tasina Waxay Keentay Inay Cadhadii Kula Dhacaan Xayeesha Adhi Oo Ay Islaamo Wateen Kana Cabaayey Deeganka Ceel Gardi Oo Ay Duleedkeeda Daganayeen

Hadaba Arintani Ma Waxay Jawaab Utahay Joojinta Deeganka Ceel Gardi Xagayse Ka Timi In Xoolo La Kala Qaado Kuma Jirto Talaabada Dadka Gobta Ahi Qaadan Ee Waxay Kamid Tahay Calaamadaha Dadka Saboolka Ah.

 

Cabdilaahi Iidan Muse

iidan123@gmail.com

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here