Saxilnews.com
BURBURKIII CUSBITAALKA GUUD EE GABILEY ” MAXAASE SABABAY”
August 3, 2015 - Written by admin

Gabiley (Saxil News.com)-Ma fogeyn markii allaha ka jazaa’i siiye maalqabeen sheikh hamdaan oo uu ka yagleelay hospitalka, taas oo bushada Gabiley baahi badan u qabeen marka loo ego cusbitaalakii hore oo oon awood u lahayn inuu qabto shaqo sidan u baaxad weyn marka loo eego dhinaca waadhadhka oo qaadi kareyn bulsho sida u balaadhan dhinaca cusbitaalkii hore oon lahayn qaybta gurmadka dag daga ah(Emergency) dhinaca qaybta qaliinka (operation theatre) qolal kiro ah (payment rooms) qaybta sawirka lafaha (X-ray department ) maamul ahan markana cuspitalka waqtigaasi lagu wareejiyey Dr ahmed nour ismail oo aha dhakhtarka indhaha ahana isu duwaha caafimadka Gobalka waqtigaasina bulshadu ku sheegto inuu aha waqtiguu cusbitaalka guud horumarka ugu balaadhan gaadhey koley somalidu nimcada ma xajisate waxa badeley dhaqan mudadaa magalada ku ugub ku ahaa oo odhanayey reer haddu isu duwaha haysto reerka kalana ha haysto agaasimaha cusbutalka guud waxana waqtigaas ololahaas bilaabayDr Rudwaan mahamed ileye oo aha ardey ku jira tijaabadii (intership) isagoo kaashanaya caaqilo waxay arintaasi meesha ka saartey inuu gabi ahaanba xilkii wareejiyo Dr ahmed ismail(docor ahmed), nasib wanaag kamaba liidano waxa gacanta ku dhigtey Drs DEEQA oo magaaladu ku diirsatey halkiina kasii waday hawalahi cusbitaalka Drs Deeqa oo ku sifowdey.

  1. Cadaalad iyo sinaan
  2. Hawl karnimo iyo hurumar

waxa soo baxayey warar dhiila ah isa soo tarayey maalinba maalin kaaso dhaman bulshadii gobalku aad ugu naxeen warkaaso sheegaya in cubitaalki Drs deeqa gabi ahaanba xilkii tirisay culuys kaga imidey isu duwaha caafimadka gobalka ciise sh.muxumed warsame maba dheeran markii warkaasi rumoobey deeqana iska casishay waxa bilaabmey in olole uu galo kaashadana sidii caadada u ahayd oday dhaqameed Dr rudwan mahamed ileeye oo ku sifoobey kala qob qobka bulshada iyo sinaan la’aan.

 

Markaasi anago ka mida shaqaalaha cusbitalka guud ee Gobalka gabiley ahaana shaqaalahi lagu bilaabey waxanu arkeyna in mar haddi lagu wado maamulka Dr rudwan mahamed ileeye. inuu cusbitaalku qaadey dhabahii bur burka taasna ka dheehan karto wajiga iyo jawiga shaqaalaha oo ku hoos noolo sinaan iyo cadaalad ku maamulayeen maamulkii horee cusbitaalku.

Gunaanadka waxan leeyahay wasiirka ganacsiga Dr muuse qaasim iyo isu duwaha gobalka ciise sheikh muhumed warsame iyo cuqaasha ha u horseedina cusbitaalka gabiley bur bur shaqaalaha oo ku han weyna iney helan maamul u dhigma koogi horena ha ku noqonina laf dhuun ku jabtey

 

Gabiley // Saxil News.com

Wa bilaahi tawfiiq.

 

COMMENTS
Latest News