Saxilnews.com
Brazil oo ka badisay Mexico
July 2, 2018 - Written by editor
Brazil iyo Mexico

.

Xulka qaranka Brazil ayaa 2-0 kaga badiyay xulka Mexico.

Goolasha waxaa uu ka dhaliyay Neymar iyo Frimino

Xulka Brazil waxay hadda u gudbeen cayaaraha rubac dhammaadka

Brazil waxay la cayaari doonta mid kamid ah kooxda soo rayso cayaarta caawa dhex mari doonto Belgium iyo Japan

COMMENTS
Latest News