Saxilnews.com
BOQOR BUUR MADAW WAA GEESI RUNTA SHEEGA MAQAAL LASOO QARAYNA KUMA JOOJINAYO RUNTA UU SHEEGAYO.
January 29, 2015 - Written by admin
(SAXILNEWS) Waxaan salaamayaa warbaahinta inta xorta ah ee aan xukuumada Siilaanyo aanay gacanta ku qaban.

Waxaan maanata qalinka uqaatay inaan u jawaabo nin wax ka sheegaya boqor Buurmadaw oo ah nin ilaahay haybad usiiyay madaxtinimada iyo habka wax loo maamulo .

Boqorka wanaagiisa iyo raga nimadiisu waa mid ay ka muuqato iska daa Somaliland e caalamka oo dhan waana mid uu ku mutaystay raganimada iyo wanaaga uu dalkiisa uhayo.

Boqorka waa nin hadalo cad cad oo aan cidna uga gaban runtana sheega .

Yarkan maqaalka uu wax kaga sheegayo soo qoray oon umalaynayo kuwa kaana ujawaab layidhaa ee waxogaaga loodhiibo waxa uu si ka aradan wax sheega  oo aanan islahayn waxbuu sheegayaaye aan is idhi malaha
waabu ku matagayaa meesha shabadana aanay  ufuucnayn sidan uu wax usheegay in loo baahiyaba.

Ninkii doona iyo ninkii diidaba boqor buurmadaw waa run yaqaan runta sheega waana geesi qaran maqaal iyo laba toona hadaad wax kaga sheeg istidhaa nin ay joojinayaan maaha guul wadaw.

Xigasho

Cabdilaahicd@Gmail.com

 

COMMENTS
Latest News