Saxilnews.com
Boliiska Thailand oo nin u xiray qarax
August 30, 2015 - Written by admin
Ninka lala xiriirinayo qaraxa Bangkok

Thailand (Saxilnews)-Dalka Thailand nin la xiray oo lala xiriirinayo weerar qarax ee Bangkok ayaa lagu eedeeyay inuu haystay hub sharci daro ah.

Boliiska ayaa aaminsan in ninka oo labaatan iyo siddeed jir ah uu qayb ku lahaa qaraxii laba toddobaad ka hor dilay labaatan qof. Laakiin ma aaminsana inuu sameeyay qaraxa.

Boliiska ayaa hadda balaariyay baaritaanka dad kale oo la tuhunsan yahay.

 

 

 

maxamed xasan

 

 

 

Saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News