Saxilnews.com
BARKHAD BATUUN OO XADHIGGA KA JARAY XARUNTIISA OLOLAHA OO AQAL SOOMAALI AH
May 2, 2021 - Written by Baas Rashiid
Barkhad Batuun Oo Xadhigga Ka Jaray Xaruntiisa Ololaha Oo Aqal Soomaali Ah

Musharrax Barkhad Jaamac Batuun oo u taaggan Doorashadda Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex, ahna Afhayeenka Xisbiga WADDANI ayaa xadhigga ka jaray Xaruntiisa Ololaha oo ah mid ku cusub Ololaha Musharraxiinta kana turjumaysa matalaad dhab ah.

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News