Saxilnews.com
Baarlamaanka Somaliland oo diiday heshiis
August 30, 2015 - Written by admin

Hargeisa (Saxilnews.com)-Magaalada Hargaysa, Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku diiday heshiis ay sheegeen in si sharci darro ah oo aan loo marin tartan furan loogu wareejiyay haamaha keydka shidaalka ee Berbera sharikado gaar loo leeyahay, oo xukuumadu heshiis kula gashay dhowaan.

Fadhiga maanta ee Baarlamaanka Somaliland oo ka mid ahaa fadhiyadii ugu xamaasadda badnaa ee soo mara,

 

 

 

 

download

 

COMMENTS
Latest News