ay dhaqan ahaan Iyo Akhlaaq ahaanba ka duwanyiin Somalidda kale iyo Africaanka kalebba dhamaantood.

0
21

Dhaqankayga!
Waxaan farxaa markaan arko dhaqankeenna sidda uu uga duwanyahay dhaqamadda kale ee weliba uu uga xiisobadanyahay.

Waxaanse layaabaa dadka ka faanna ama hilmaama dhaqankoodda, Johanna waa gabadh dhalashadeedu German tahay, Waanna macalimadda wax noogu dhigaysay Burco muddi hal todobaad ah, Kristina waa gabadh dhalashadeedu tahay Ingriisk waxay mabsuud kuyihiin dhaqanka reer Somaliland waxay la kulmeeen dad reer miya ah oo ay u arkayeen inay xaaladdooda nololeed liidato, lkn waxaan fajiciso kunoqotay inay dadkaasi iyaga laftoodda u arkayeen dadbaahan oo dhiban, dhar u baahan, oo qoraxdu dhibayso oo lunsan, kadib waxay arkeen dumarkan ka faannaya dadka cad cad, waxay nawaydiinayeen waxkasta oo Ku cusub.

Ugu danbayn, Waxaanu kala qaybgalnay, midka mid ah xaflad bisha casi Ku maamuustay dhalashadeedda waxaynu la sii yaabtay dadkan shaqaalaha ah ee aan lacagtay qaadato qaadan ee haddanna lacagta u jiray inay xafladeedda wixii kubaxayay bixiyaaan waayo waxay yidhi weligay siddan oo kale xafladdayddu umay dhicin.

waxa kale oo ay sheegeen in Somaliland ay dhaqan ahaan Iyo Akhlaaq ahaanba ka duwanyiin Somalidda kale iyo Africaanka kalebba dhamaantood.

Anagunna Waxaanu illaahay uga barinnay inuu xaqa ganansiiyo, waxa kamuuqatay yididiilo Iyo farxad ah inay jeclaysteen dhaqankeedda Iyo diinteenna Islaamka idinkanna usoo duceeya In Illaahay SWT uu sabab nooga dhigo hannuunkoodda.

Dalxiis Iyo daawasho wanaagsan,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here