Saxilnews.com
Axmed Muunin Seedkii Laga Caydhiyay Xisbiga WADDANI Oo Hadal loo Soo La Qimay Kula Dul Kufay Hogaamiye Xirsi X Cali Xasan.
February 27, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Axmed Muunin Seed oo hore u ahaa Guddoomiye ku xigeenkii xisbiga WADDANI  ayaa hadal loo soo laqimay kula dul kufay hogaamiyaha xisbig WADDANI Haldoor Xirsi X Cali Xasan.

Axmed muunin seed oo aanay aqoon badan isku halayn hogaamiyahay waddani ayaa sheegay in Xilka uu xirsi hayaa yahay mid aan jirin .

Hadalkan ka soo yeedhay masuulkan markii ugu horaysay isagoon wali todobaan aan kulmiye ahayn ayaa dad badani u arkaan in uu ku dagdagay.

Masuulkan ayaa kala garanayn saaxiibadiisii ay fiintu kala dhex miraytay iyo kuwa aanay siyaasadda isugu iman.

Inkasta oo wararka qaar sheegayaan in lagu qasbay in uu weeraro hogaamiyaha xisbiga waddan oo xisbiga kulmiye didmada badan ka qabo.

 

Sawirka:- Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Axmed Muumin Seed

 

COMMENTS
Latest News