Saxilnews.com
Australia: Bare Jaamacadeed oo Sharciga loogu Diiday Indha-la’aantiisa
August 22, 2015 - Written by admin

Australia (Saxilnews)-Dawladda Australia ayaa sharcigii degnaanshaha u diidday Dr Siyaad Hilow Cabdi oo muddo 11 sano ku noolaa dalkaasi.

Dr Siyaad ayaa Bare ka ah jaamacado ku yaalla dalkaasi, waxaana uu u doodaa xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba sida naafada, hase ahaate waxaa sharciga loogu diiday maadaama oo uu qabo naafonnimo arag la’aant ah,  iyada oo uu sharciga dalkaasi dhigayo in qofka culays ku ah bulshada iyo dawladda aan loo ogolaanin inuu sii degenaado.

 

 

maxamed xasan

 

 

Saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News