Saxilnews.com
Ardayda Kulliyada Caafimaadka Afka Iyo Ilkaha Jaamacada Camuud Ayaa Safar Shaqo Ku Tagay Magaalooyinka Berbera Iyo Buraco+ Sawiro
February 26, 2015 - Written by admin
Hargaysa (Saxil News.com)-Ardayda kulliyada caafimaadka afka iyo ilkaha jaamacada camuud ayaa safar shaqo ku tagay magaalooyinka Berbera iyo burao. safarkaasi oo ahaa mid mutadawacnimo ah oo bilaash ah 18.02.2015 waxan soo galnay Berbera, habeenimadiina waxn qabanay lecture ka hadlaya qiimaha caafimaadka afka iyo ilkaha,oo uu ka hadlay DEANka kulliyada ilkaha DrABDIRASHID OMER SH.MOUMIN oo aan ku qabanay jaamacada gollis Berbera. 19.02.2015 subixiina wxn ka shaqaynay MCH ka JAAMALAAYE Berbera iyadoo aan u fullinay si mutadawacnimo ah oo bilaash ah,oo isugu jiray 1 BUUXIN 2. SiFAYN 3. DAWAYN 4. SAARIS 5. LA TALIN waa markii u horreysay ee laga qabto mashruuc noocan ah magaloyinkaasi, waxa nagu soo dhaweeyay Berbera oo aan si balaasdhan ugu mahad naqaynaa 1. Maayir ciddin 2. Iskuduwaha caafimaadka gobolka 3.ku xig iskuduwaha caafimaadka mr jama 3. Agaasinaha hospitalada marwo caasha duhurkiiba waan ka baxnay berbera 19.02.2015 casarkii Ayaan galnay burao. 20.02.2015 jimce. Waxaan shaqada ka bilawnay MCH ka dhexe eek a soo horjeedka deero hotel burao, shaqadaasi oo iayana isugu jirtay 1 BUUXIN 2. SiFAYN 3. DAWAYN 4. SAARIS 5. LA TALIN dadkaa aan u mahadnaqayno burao waa 1 dr cabdi yasin 2 mayirka 3 xoghayaha dawlada hoose buaro 4 ardayda qaybta cafimadka jamacada burao wxn kalo aan la ilaabi kari jaamacada camuud oo Iyana qayb libaax ka qaadatay safarkayaga fududayntiisa. Mahadi ha gaadho cidii kale ee noo fududaysay hawlahaasi
berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News