Saxilnews.com
Anigu Uma Jawaabayo Buurmadow Iimana Qalmo Mana Aha Nin Aanu Is Gaadhayno Ama Isku Dhownahay ” Suldaanka Guud Ee Beelwaynta Supeer Awal
August 31, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)-Suldaan Guud Ee Beelwaynta Somaliland Ayaa Ka Khashaafay Inuu U jawaabo Suldaanka Iskii Isku Cumaamaday Ee BuurMadow
Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdu qaadir Ayaa Si Xarago Leh Uga Jawaabay Suaal Uu Waydiyey Wariye Kuna Sheegay Inaanu Dadka Qaarkoodba Ujawaabin Suldaan Oo Ka Hadlaya Halkan Ka Daawo:

COMMENTS
Latest News