Saxilnews.com
Alshabaab Oo Goob Fagaare Ah Ku Soo Bandhigtay Midka Mida Gaadiidka Ciidanka Milatariga Soomaaliya Iyo Laba Askari Oo Saarnaa + Sawiro
November 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Muqdisho(Saxilnews) Xarakada mujaahidiinul Shabaab ayaa meel fagaare ah oo ku taala deegaanka Kuunyo Barow ku soo bandhigey mid ka mida gaadiidka dagaalka ee ciidamada milatariga Soomaaliya, iyo laba askari oo gaadhigan watay.

Waxaanay labadan askari oo la hadlayay warbaahinta xarakada Shabaab ay sheegeen in ay iyagu go’aansadeen inay isu soo dhiibay xarakadan.

Ila hadana ma jirto cidka hadashay askartan isu soo dhiibay xarakada Alshabaab, ee ay ku soo bandhigeen iyaga iyo gaadhigii wateenba goob fagaare ah.

 

COMMENTS
Latest News