Saxilnews.com
Akhriso : Wakhtiga La Qabanaayo Doorashada Dalka Mareykanka .
November 6, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):-Waxaa sii xoogeysa olalaha ay ku jiraan labada musharaxa ee 

u tartamaaya doorasahada madaxtinimo ee dalka Mareykanka waxaana la sheegaya in sadaasha codadka ay kala helayaan labadan musharax ay aad isku dhawaatey labadii todobaad ee ugu danbeeyey ka dib markii FBI-da mareykanku ay baadhitaano ku bilowdey Hillary Clinton.

Doorashada dalka mareykanka isla markaana ay ku kala calaf qaadi doonan labadan musharax ayaa waxaa la qaban doona maalinta salaasada ah ee todobaadka danbe isla markaana ku beegan 08.11.2016 .

COMMENTS
Latest News