Saxilnews.com
AKHRISO SIRO CULUS: OO LAGA HELAY MUS-DAMBEEDKA BEESHA BARIGA BURCO LA HADLAYA BASAASINTA BERBERA UJOOGTA
February 13, 2016 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Jaaliyada Beesha Bariga Burco ee Ku dhaqan Magaalada Berbera ayaa waxa iska soo dabo dhacaya Siraha Qarsoon ee ay la wadagayaan Walaalahooda ku dhaqan Gobolka Tog-dheer, islamarkaasina ay ugu qaylo-doon diranayaan,iyaga oo ku Tawawacaya inay soo xoojiyaan Dagaalka Degaameynta ee ay ka Wadaan Gobolka Saaxil, Qolka ay ku Iskugu gudbiyaan Siraha iyo Fariimaha Beelaysan ee lagu Magacaabo Mus-dambeedka ayaa Siraha laga Helayaa ay tilmamayaan inay Dulaan Qaawan ku wadaan Gobolka Saaxil,islamarkaasina ay tibaxayaan in Beesha Bariga Burco ee HJ Weligeed Degaanada ay Degto ay Dagaal iyo Rafaad ay ku Qabsan jirtay,

Sidaasi Daradeed Gobolka Saaxil Dagaal iyo Gurmada Badan laga Galo, Waxaana Sidoo kale Fariimaha laga Soo Xiganayo Mareegta Shabakada Facebook ay ku leeyihiin Beesha Bariga Burco ee lagu Magacaabo Mus-dambeedka ay Cadeynayaan in Beshaasi ay Geed dheer iyo mid gaaabanba u Fuushay sidii ay Degaan Rasmi ah uga Noqon lahayd Gobolka Saaxil,

Ceel-Garde1 Mbarak2

 

Mubaarik Cadar Bile(Qarxiye)oo ah Wiil kusoo Barbaarey Magaalada Berbera, waxna ku soo Bartey Faraqa Hooyadii oo ka shaqeysa Dekadda Berbera ayaa waxa uu kamid yahay, shakhsiyaadka Musanowga ugu Badan kaga jira Groupkaasi,ee isagu sida Qaawan uga Dagaalamaya inuu Beesha Bariga Burco ay ku yeelato Degaan Gobolka Saaxil,isaga oo usoo jeediyey in Wariyayaal Beelaysan laga Sameeyo Gobolka, isagoo Tiriyey Wariyayaasha ka hawlgala Berbera inay Wada Ciise Muuse yihiin,marka laga Tago wiil ay isku Beel yihiin ka shaqeeya HCTV magaciisana la yidhaahdo C,kariim waxaana Fariintisaasi u dhigneyd

WWW.SAXILNEWS.COM

nnnn

COMMENTS
Latest News