Saxilnews.com
AKHRISO MAGACYATADA WARIYAYAASHA UU WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALILAND OO SHAQADII KA JOOJISAY
February 28, 2018 - Written by indho indho

Berbera(Saxilnews.com)-Wasiirka wasaaarada warfaafinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu goor dhaweyd uu shaqadii ka joojiyey 24 wariye oo ka hawl gala telefishanka qaranka Somaliland .

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu shaqaalahan uu mushaharkii ka joojiyey muddo 3 bilood ah isla markaana waxaa uu amray in aaney shaqalahani soo gali karn xayn daabka wasaarada warfaafinta muddo-daas saddexda bilood ah .

Saxil News.com

COMMENTS
Latest News