Saxilnews.com
Akhri Markii Ugu Horesay Oo Masuul Sifiihisa Lagu Wadda Qanacsan yahay Lagu Waddo Hanashada Mareeye Ku-xigeenka tvga Qaranka Somaliland
November 22, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargaysa(Saxilnews):-Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed ayaa lagu wada in loo magacaabo Maareeye Ku Xigeenka Tvga Qaranka Somaliland ka dib markii Booskaasi Baneeyey Maareeye Ku xigeenkii Hore ee Tvga Qaranka Mustafe Maxmuud Qodax kaasi oo Ka Dagay Magaalada Muqdisho ee Dalka Somalia. Xilkan ka Banaanaday Wasaarada Warfaafinta gaar ahaana Tvga Qaranka Somalialnd ayaa waxaay Wararku sheegayaan maalmaha Soo socda loo magacaabi Doono Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed oo ah Wariye ka Tirsan Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland isla markaasina ka mid ah Suxufiyiinta Rug Cadaaga ah ee mudada dheer ku soo jiray Warbaahinta Somaliland,Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed ayaa ah nin Hanan kara Xilkaasi qaran ee loo magaacbayo

Haddiba mohamed jiciir aw axmed loo magaacabo xilkaas tvga qaranka somaliland ayaa la qaaba inu ku gaagi doona marinka warbahinta calamkaa

waxanu noqondoona markii ugu horeysey ee xilkaasi loo igmaado masuul aan meel shiishe uga so boqoloin qabasahada xilkaani .

COMMENTS
Latest News