Saxilnews.com
Akhri Liiska Magacyada Xubno La Filaayo In Ay Noqdaan Golaha Wasiiradan Xukumada Cusub Ee Somaliya.
February 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Muqdisho(Saxilnews)iyada oo la filaayo in  dhawaan Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya soo xusho xubnaha ka mid noqonaya Xukumadiisa cusub ee la filaayo in ay waji cusub yeelato.

Muqdisho Caasimada Somaliya waxa ka socda gucle orodka loogu jiro ka mid noqoshada Golaha Xukumada Xasan Khaire soo dhisaaayo waxaana aad loo hadal hayaa xubno door wayn ka qaatey guushii Madaxwayne Farmaajo ka gaadhay Doorashadii dhawaan dhacday oo ay ku jiraan musharaxiintii ay isku isbahaysiga ahaayeen.

Akhri Liiska 

  1. Abdinur Mohamed – Wasiirka Waxbrashada
  2. Axmed Macalin Fiqi – Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka
  3. Maryan Qasim  – Wasiirka Caafimaadka
  4. Ali Haji Warsame  – Wasiirka Maaliyada Soomaaliya
  5. Abdifitah Geesey – Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
  6. Abdi Ismail Samatar – Wasiirka Arrimaha Dibadda
  7. Abdikarim Hassan Jama—Wasiirka Dekedaha
  8. Faadumo Dayib oo hore Musharaxad u ahayd balse markii dambe ka tanaasushey.

Xigasho:-Hangoolnews

COMMENTS
Latest News